Alpha Conde oo la dejiyay Hotel Qaali ah iyo ciidamo badan oo ilaalo ka haya

Madaxweynihii dalka Guinee Alpha Conde oo ay Ciiddanka dalkaasi xilka ka tuureen Axadii la soo dhaafay ayaa la sheegay inay Xaalladiisa Wanaagsan tahay. Wakaalladda Wararka ee The Mosaique Guinee News Agency ayaa Ilo-wareedyo ka soo xigtay inuu Madaxweynihii hore degan yahay Hotelka qaaliga ah ee Nuur oo dacasha ku haya Qasriga Madaxtooyada ee dalkaasi oo … Continue reading Alpha Conde oo la dejiyay Hotel Qaali ah iyo ciidamo badan oo ilaalo ka haya